Ciidamada Danab oo howlgalo culus kawada Degmada Wanlaweyn iyo hareeraheeda

Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee loo yaqaan Danab ayaa howlgalo adag kawada Degmada Wanlaweyn iyo deegaano ku dhaw dhaw oo maalmihii lasoo dhaafay ka socdeen dagaalo u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed. Sargaal katirsan ciidamada Danab ayaa noo sheegay in ciidamada maanta ku guuleesteen in ay xoog ku qaadaan isbaarooyin yaalay inta u dhaxeysa Afgooye iyo Wanlaweyn … Continue reading Ciidamada Danab oo howlgalo culus kawada Degmada Wanlaweyn iyo hareeraheeda